Recent Posts

Contributors

Advertisement

App qoraal oo dhan soo koobaaya | Mashquul hadaad tahay

Appkan waa hal abuur heer sare ah waana barnaamij fidiya qoraalada si tayo leh wuxuuna kaa caawinaayaa inaad balaadhiso ama bedesho eraygaaga muhiimka ah iyo qoraal kasta oo dheer isla markiiba. App qoraalada lagu fidiyo

Image by Jorge Henao from Pixabay

App fidiya qoraalada


Ogsoonoow hadii aad isticmaasho badbaadiyaha baytariga ama appska lagu kordhiyo nolosha baytariga ee loo yaqaano battery saver waxaa suura gal ah inuusan appkan si wanaagsan kuugu shaqayn laakiin waa inaad raacdaa tilmaamaha ugu horeeya ee lagu siinaayo xiliga aad ku rakibayso moobilkaaga.




Download


App lagu qurxiyo shaashada
Website lacag laga sameeyo oo fudud
App cusub oo lacag laga sameeyo

Awoodaha appkan

Xayaysiis cusub
Xarafka aad xadididayso lamaanee erayga iyo jumlada
Erayada muhiimka ah ku fidi
Waad masaxi kartaa qoraalka xiligaad rabto
waxaad helaysaa turjumaad luuqado badan
Wuxuu kaloo leeyahay Dark mode

No comments:

Post a Comment

Fadlan suaal muhiim ah soo qor