Recent Posts

Contributors

Advertisement

Erayo turjum oo lacag samee - English to Somali

Ma rabtaa inaad erayo turjumto iyadoo laguu eegaayo heerkaaga turjumaada iyo xirfadaada ama khabiirnimadaada turjumaada ? Sidoo kale ma rabta inaad online lacag ka samayso adigoo ahaanaaya turjumaan hadaba waxaan halku kuugu soo gudbinaynaa website wuxuu ku saabsan xubinimada oo wuxuu  anfacaaya turjumaanada madaxa banaan waxa la aasaasay sanadkii 1999, hawsha aad qabanaysaa waa turjumaad english to somali badanaa waxaa website kan loo adeegsadaa dejinta iyo ka jawaab celinta shaqooyinka turjumaada.

Website turjumaad lacag laga sameeyo


laga soo bilaabo 20kii october 2018 ilaa hada waxaa website kan iska diiwaan geliyay in ka badan 960,000 oo ah isticmaalyaal hada ka daawaan gashan webka kuna baahsan in ka badan 200 oo dal iyo magaalooyin kala duwan oo dacalada dunida ah.

Website cusub lacag laga sameeyo

Website kan waxaa hada laga heli karaa 45 luuqaadood oo luuqaada af soomaaliga ku jirto waxaa kaloo hadafka webkan ah inta badan luuqadaha dunida looga hadlo ee maxaliga ah.

Website kan turjumaada loogu talo galay xaruntiisa waa magaalada New York ee cariga maraykanka sidoo kale wuxuu xaruumo ku leeyahay magaalooyinka La plata argentina iyo kharkiv ukraine.

Hadaba booqo website kan oo hada bilow inaad ka qayb qaadato hawsha turjumaada ee ka socota isla markaana ku hel abaal marin lacageed hawl kasta oo aad qabato.

Booqo website ka 

No comments:

Post a Comment

Fadlan suaal muhiim ah soo qor