Hadii aad run ahaantii rabto inaad ka shaqaysato suuqa online ka ah ee amazon waa inaad lahaata ama aad furataa koonto ku xidhan amazon oo ah waxa loo yaqaano amazon associate account.
amazon association program waa barnaamij suuqgayn ah oo aad u wanaagsan kaas oo u ogolaanaya dadka website yada leh iyo blogs ka inay lacag ka sameeyaan waxyaabaha ay iib geeyaan iyagoo lacag khidmad ah ku helaaya alaab kasta oo la iibsado. xubin ayaad ka noqon kartaa barnaamijkan aduunka meel kasta oo aad ka joogto waliba si fudud oo bilaash ah.
Waa inaad raacdaa talooyinkan
1. waa inaad samaysataa website ama blog ama youtube channel maxaa yeelay inaad ku biirto amazon association program wuxu codsanaayaa inaad lahaato website ama blog iwm sidoo kale waxaad u baahan doontaa inaad sharaxdo tirada dadka soo booqda website kaaga bil walba.
Akhriso 10 website lacag laga sameeyo
2. hadii aad hore u haysatay amazon account kaliya waa inaad ku gashaa cinwaankaagii hore waayo isla markiina si toos ah ayaad ugu xiriirinaysaa akoonkaaga amazon association account isagoo hoos imanaaya akoonkaaga amazon rasmiga ahaa. laakiin hadii aad rabto inaad furato akoon ka madax banaan midkaagii hore waa inaad samaysa mid cusub ugu horeyn waa inaad tagtaa qaybta hoose ee website ka amazon ka dibna aad ka sii dooraataa meesha ay ku qoran tahay associates.
Akhriso sida facebook lacag looga sameeyo
3. buuxi foomka lagaa rabo inaad buuxiso waa inaad buuxisaa meelaha banaan sida
4. ka jawaab suaalaha lagu waydiinaayo ee ku saabsan website kaaga oo ay ka mid tahay waxa website kaagu ku saabsan yahay iyo mawduuc uu ka hadlo ka dibna akhri heshiishka ama agreements ka amazon ka dibna finish dheh.
![]() |
Sida amazon looga shaqaysto |
Sida amazon looga shaqaysto
amazon association program waa barnaamij suuqgayn ah oo aad u wanaagsan kaas oo u ogolaanaya dadka website yada leh iyo blogs ka inay lacag ka sameeyaan waxyaabaha ay iib geeyaan iyagoo lacag khidmad ah ku helaaya alaab kasta oo la iibsado. xubin ayaad ka noqon kartaa barnaamijkan aduunka meel kasta oo aad ka joogto waliba si fudud oo bilaash ah.
Sida amazon lacag looga sameeyo
1. waa inaad samaysataa website ama blog ama youtube channel maxaa yeelay inaad ku biirto amazon association program wuxu codsanaayaa inaad lahaato website ama blog iwm sidoo kale waxaad u baahan doontaa inaad sharaxdo tirada dadka soo booqda website kaaga bil walba.
Akhriso 10 website lacag laga sameeyo
2. hadii aad hore u haysatay amazon account kaliya waa inaad ku gashaa cinwaankaagii hore waayo isla markiina si toos ah ayaad ugu xiriirinaysaa akoonkaaga amazon association account isagoo hoos imanaaya akoonkaaga amazon rasmiga ahaa. laakiin hadii aad rabto inaad furato akoon ka madax banaan midkaagii hore waa inaad samaysa mid cusub ugu horeyn waa inaad tagtaa qaybta hoose ee website ka amazon ka dibna aad ka sii dooraataa meesha ay ku qoran tahay associates.
Akhriso sida facebook lacag looga sameeyo
3. buuxi foomka lagaa rabo inaad buuxiso waa inaad buuxisaa meelaha banaan sida
- Name
- Address
- City
- Zip code
- State
- iwm
4. ka jawaab suaalaha lagu waydiinaayo ee ku saabsan website kaaga oo ay ka mid tahay waxa website kaagu ku saabsan yahay iyo mawduuc uu ka hadlo ka dibna akhri heshiishka ama agreements ka amazon ka dibna finish dheh.
5. imika waxaad sugi doontaa ilaa amazon ay kuu soo jawaabaan isla markaan ku soo ogaysiiyaan in codsigaaga la aqbalay , Markii lagu aqbalo waxaad helaysaa cinwaan aad ku gasho iyo lambar sir ah intaas ka dib waxaad awood u leedahay inaad ku soo bandhigto website xayaysiisyada shirkada amazon iyo waxyaabaha ay iibiso.
No comments:
Post a Comment
Fadlan suaal muhiim ah soo qor