Soo dhawoow walaal , maanta waxaan kuu hayaa shaqo wanaagsan oo internetka si hawl yar ku qaban karto adiga oo aan is dhibin oo gurigaaga ama gaadhigaaga, shaqadaada jooga ama soconaaya sidoo kale meel kasta oo aad dunida ka joogto ayaad shaqan samayn kartaa.
Xayaysiis daawo ka dibna lacag samee
Maanta ma baranayno sida lacag looga sameeyo ganacsi ama sida youtube lacag looga sameeyo laakiin waxaynu soo bandhigaynaa sida lacag looga sameeyo internetka.
Jawaabta oo kooban waa inaad daawato muuqaalkan hoose ee aan kuu soo diyaarinay si aad u fahanto waxa lagaa rabo iyo waxaad samayn doonto ka dibna si fudud ayaad website yada lacag uga samayn kartaa.
Haa waa suura gal waayo waxa dalka soomaaliya laga helaayaa shirkada Paypal , payoneer iyo qaar kaloo badan oo suura gal ay ka tahay websites kan qaarkood gaar ahaan Peyoneer waxaa laga heli karaa shirkada soomaalida ee arimahan ku shaqo leh.
Xayaysiis daawo ka dibna lacag samee
Maanta ma baranayno sida lacag looga sameeyo ganacsi ama sida youtube lacag looga sameeyo laakiin waxaynu soo bandhigaynaa sida lacag looga sameeyo internetka.
![]() |
Pixabay.com |
Waa maxay shaqadu ?
Hadii aan suaasha ka jawaabo waa shaqo fudud oo moobilkaaga adigoo isticmaalaaya ayaad samayn kartaa lacag aad u badan oo kugu filnaata, si fudud ayaad ku shaqayn san kartaa adigoo soomaaliya ama wadamada kale ee dunida jooga.
App lacag laga sameeyo
Miyay fududahay sida website lacag looga sameeyo adigoo gurigaaga jooga oo waliba gacanta ku haysta moobilkaaga , jawaabtu waa haa waad samyn kartaa lacag fiican adigoon wax hawl badan aan qaban waa fursad qaaliya oo qofkasta hadii uu fahmo uu samayn karo
App lacag laga sameeyo
Sida website lacag looga sameeyo
10 somali whatsapp guruub oo shidan
Hadii aan ka jawaabo suaashan kale ugu horeyn waa inaad haysataa moobil ama komputer iyo khad internet oo caadi ah, waxaa kaloo lagaaga baahan yahay inaad wakhti kugu filan u haysaa macluumaadka lagaa rabo inaad soo hesho ama qabato.
website yadan waa websites lacag aad ka samaynayo adigoo bulshada tusaaya ama u tilmaamaaya meel ay booqan karaan oo ay u baahan yihiin, tusaale linkiga maqaalkan aad hada akhrinayso ayaad copy odhanaysaa ka dibna waxaaad gelinaysaa websiteka lacagta laga samaynaayo intaa ka dibna websiteka wuxuu ku siinaayaa wax loo yaqaano shorten link kaas ayaad hadana Copy yaynaysa oo waxaad dhigdhigaysaa baraha bulshada iyo meelaha dadku ku wada xiriiraan ee internetka sida facebook, whatsapp , twitter iwm.
Akhriso sida youtube lacag looga sameeyo
Maxaa layga baahan yahay ?
10 website oo lacag ka samayn karto
Akhriso sida youtube lacag looga sameeyo
Sida loo isticmaalo
Jawaabta oo kooban waa inaad daawato muuqaalkan hoose ee aan kuu soo diyaarinay si aad u fahanto waxa lagaa rabo iyo waxaad samayn doonto ka dibna si fudud ayaad website yada lacag uga samayn kartaa.
Soomaaliya ma suura galbaa
Halkan ka booqo website yada
10 website lacag laga sameeyo
10 website lacag laga sameeyo
Wa wax lagu farxo in umada somaliyed lo fududeyo in ay mastaq bal fican yeshan
ReplyDeleteWebsite rabaa
ReplyDeleteWaxan rabaa website si aan u helo lacag
Deletewaa fikir aad uwacan
ReplyDelete10ka apps ee hoos ku qoron lacak mad kuwada helaysa
ReplyDeleteThanks pro