Recent Posts

Contributors

Advertisement

Sida loo sameeyo Youtube Thumbnail

Casharkan wuxuu ku saabsan yahay sida ugu quruxda badan ee loo sameeyo Youtube Thumbnail adigoo adeegsanaaya moobilkaaga , hadaba waxaan idiin soo gudbinaayaa laba application oo qof kasta ku samaysan karo YouTube thumbnail kuwaas oo ka qayb qaadanayaa horumarka iyo koritaanka youtube kaaga.

Sida youtube Thumbnail loo eameeyo

Picsart - waa app loogu talo galay in sawirada lafu qurxiyo yacni editing sidoo kale appka waxaa loo adeegsadaa muuqaalada video ah
Download



Pixel lab - application loogubtalo galay sawirada oo kaliya in lagu habeeyo laguna qurxiyo waliba qaab fudud sida Photoshop ka oo kale adigoo adeegsanaaya moobilkaaga.
Download

No comments:

Post a Comment

Fadlan suaal muhiim ah soo qor