Recent Posts

Contributors

Advertisement

Baro sida Logo loo sameeyo

Logo waa calaamad ama sumad u gaara shirkada ama qof ama koox waana calaamad kala soocaysa waxyaabaha adiga kuu gaarka ah iyo kuwa shirkadaha kale ama dad kale.

Waa maxay logo

Sida aynu qeexnay logo waa calaamad laakiin waxaa loo isticmaali karaa ganacsi ama si gaara waxaana wanaagsan in qof kastaa yeesho Logo heersare ah oo uu ku caan noqdo.

Sida logo loo sameeyo


Waa maxay faaiidada logo

Hadii aad samaysato ama laguu sameeyo logo heer sare ah ogow markaa waxaad ku dul calaamadin kartaa wax kasta oo aad rabto inaad soo bandhigto , tusaale ahaan ganacsigaaga hadii uu yahay iibinta dharka ama waxyaabaha laysku qurxiyo ogow markaas dusha ayaad kaga dhajin kartaa waxaad rabto inaad dadka ka iibiso, isla markaa dadku waxay aqoonsan doonaan in shirkadaada ay alaabtaas keentay.


App lagu sameeyo logo

Waxaa jira boqolaal app oo lagu samayn karo logo laakiin waxaan halkan kuugu soo gudbinaayaa appka ugu fiican ee aad logo ku samayn karta fadlan booqo linkiga hoose oo riix meesha ay ku qoran tahay download

Download

1 comment:

  1. Asc ustad waxan raba inan waxkabarto side wax uga barta

    ReplyDelete

Fadlan suaal muhiim ah soo qor