Recent Posts

Contributors

Advertisement

Baro sida loo isticmaalo facebook messenger

Facebook messenger waa app ama bog loogu talo galay bulshada facebook isticmaasha si loogu wada sheekaysto ama fariimaha la isku dhaafsado sida qoraalo ama muuqaalo ama sawiro ama codad .




Sida loo isticmaalo facebook messenger 

Muhiimada uu leeyahay facebook messenger maaha mid aan qoraal ku soo koobi karno laakiin waxaad ka helaysaa adeegyo dheeri ah sida maqal iyo muuqaal toos ah.

Sidaa darteed websiteka aqoonta cusub waxay muuqaalka sare kuugu soo gudbiyeen cashar dhamaystiran oo ku saabsan sida loo isticmaalo facebook messenger oo faahfaahsan


1 comment:

  1. Aoonta cusub aad u mahad san tahay bro halkee laga soo xariiri karaaa bro?

    ReplyDelete

Fadlan suaal muhiim ah soo qor