Recent Posts

Contributors

Advertisement

Baro sida loo samaysto facebook page

Facebook page waa boga rasmiga ah ee ay samaysan karaan shirkadaha sida shirkahada waaweyn ama shirkada yar yar waxaa kale oo samaysan kara ganacsiyada yar yar sida tukaamada iibiya waxyaabaha kala duwan sidoo kale waxaa samaysan kara dadka caanka ah ama ururo ama kooxo ama qofkasta oo raba inuu yeesho bog rasmiya.




Sida loo samaysto facebook page 


Facebook page waxaa samaysan kara qofkasta oo raba inuu wax soo gudbiyo ama wax soo bandhigo sida ganacsiga ama waxbarashada ama wax gaar ah oo khuseeyo.

Sida loo sameeyo facebook page

Faaiidada facebook page



Waxyaabaha faaiidada leh ee u gaarka ah facebook page ka waxaa ka mida tiro aan xad lahayn oo bayjkaaga ku soo biiraayaa kuwaas oo bilaayiin gaadhaaya, sidoo kale dad badan ayaa la soconayaa waxyaabaha aad soo dhigto bayj kaaga.

No comments:

Post a Comment

Fadlan suaal muhiim ah soo qor