Dhammaanteen waynu naqaanaa Play store wuxuu yahay iyo wuxuu qabto
play store waa meel aad u wanaagsan waayo waxaynu ka helnaa barnaamijyo aad u badan iyo giimam lagu cayaaro iyo waxyaabaha dhagaysiga ah iyo buugaag iyo waxyaabo la daawan karo sida aflaamta , laakiin dhulka soomaalida waxaa laga helaa oo kaliya ama laga soo dagsan karaa waa applications iyo games.

Sida loo isticmaalo play store
Meesha ugu fiican ee wax kasta aad kala soo degi kartaa waa play store sidaa daraadeed waxaa muhiim ah inaad Play Store barato sida ugu fiican ee loo isticmaalo waayo hadii aad fahanto waxaa isbedeli doonta qaabka aad hada u isticmaasho play store ka.
![]() |
Sida loo isticmaalo google play store |
No comments:
Post a Comment
Fadlan suaal muhiim ah soo qor