Recent Posts

Contributors

Advertisement

App lagu qurxiyo shaashada moobilka

Waxaa jira kumanaan app oo aad isticmaali karto laakiin maanta waxaan kuu haynaa app cusub oo leh hal abuur aad u sareeya kaas oo ka dhigaaya moobilkaaga mid qurux badan oo dhakhso badan oo sahlan, Ma rabtaa electronic hada

Appkani waa cajiib


Run ahaantii waxaa loo qaabeeyey appkan si xirfadaysan oo wax ku ool ah waxaana loogu talo galay dadka jecel inay isticmaalaan shaashada moobilkooda oo qurux badan waxaana halkan ku soo gudbinaynaa nooca moobilada ku shaqeeya android.

App lacag laga sameeyo
Website lacag laga sameeyo oo cusub
Akhriso sida facebook lacag looga sameeyo

Sidoo kale appkan wuxuu wax ka badelaayaa home ka yacni shaashada moobilka wuxuuna ku siinaaya awoodo dheeri ah taas oo kuu ogolaanaysa inaad si degdega u qabsato hawlahaaga maalin laha ah.

Akhriso - sida internetka looga faaiido
Akhriso - Sida instagram followers loo badiyo
Akhriso 5 app oo muuqaalada lagu edit gareeyo 

Halkan ayaad ka download garaysan kartaa appka
Download

2 comments:

  1. Sidee facebook loo jabsada adigo isticmaleya mobeilkaga?
    It's only purpose education
    Si kale ha I qaadan
    Mhsnd aqoonta cusub

    ReplyDelete

Fadlan suaal muhiim ah soo qor