Recent Posts

Contributors

Advertisement

Slidejoy - App lacag laga sameeyo - sida lacag looga sameeyo internetka

Waxaa jira barnaamijyo badan oo android ah oo laga helo internetka sidaa darteed way adkaan kartaa in la ogaado kuwa ugu fiican ama midka ugu fiican laakiin markaynu falanqeyno oo soo bandhigno faaiidooyinka app kasta intaa ka dib waxaa fududaanaysa isticmaalka appka waayo hada waxaad ogaatay waxtarka uu leeyahay appka aan sharxayno.

Image by Md Ashraful Islam from Pixabay


Appka SlideJoy

Slidejoy wuxuu ku siin doonaa abaal marino lacageed laakiin maaha hawl culus ee waa kaliya inaad isticmaasho moobilkaaga screen lock giisa ,sida caadiga waxaa inta badan qofku iswaydiin karaa sida website lacag looga sameeyo laakiin slidejoy waxay ku tusi doonaan wararkii ugu dambeeyey ee caalamka iyo xayaysiisyo yaryar isla shaashada moobilkaaga, waxaan filaayaa inaad hada hayso jidka sida online lacag looga sameeyo.


Akhriso sida facebook lacag looga sameeyo
Akhriso appska ugu shidan 2020

Sida lacag looga sameeyo Slidejoy

Appka slidejoy markaad rabto inaad lacag ka samayso uma baahnid inaad wax kale qabato kaliyaata waa inaad moobil haysataa ka dibna daqiiqad kasta lock uu yahay moobilkaagu waxaa screenka ama shaashada kuu soo fuulaaya xayaysiis isugu jira mid caadi ah ama video ka dib waad furaysaa hadii uu war yahay daqiiqado kooban ayaad akhrinaysaa hadii uu video yahayna daqiiqado kooban ayaad daawanaysa.

Appkan halkan ka download garayso | Download

1 comment:

Fadlan suaal muhiim ah soo qor