Recent Posts

Contributors

Advertisement

5 app aan macquul ahayn 2020

Waxaynu halkan kaga hadli doonaa shan app oo qiimo badan ku fadhiya marka laga hadlaayo isticmaalkooda sidaa darteed waayo appskan waad jeclaan oo waad ku shuban moobilkaaga.

Image by wiredsmart Young from Pixabay

Best new apps 2020 


SwiftRepost
inaad soo dajisato sawirada iyo muuqaalada instagramka ayaa noqotay hada mid aad u fudud waxaana kuu sahlaayaa appka swift Repost taasina waa sababta appkan uu noqday mid loo isticmaalo.

Download

Akhriso 10 website lacag laga sameeyo

Psiphon
Psiphon pro waa app ku siinaayaa awood aan caadi ahayn oo aad ku gasho website yada iyo appska laga xidhay dalka aad joogto sidoo kale waxaad marin habaabinaysaa cid kasta oo dhaqdhaqaaqaaga la socota waayo kuma arkin doonaan , Psiphon pro waa vpn free ah markasta iyo meelkasta.

Download

Akhriso 5 video editor aan caadi ahayn

Uc Browser 
Uc Browser waa browser ka duwan kuwa kale sida Chrome, firefox, iyo midka samsung ee loo yaqaano internet , arinta xiisa leh ee Uc Browser waa inuu leeyahay Adblocker laba shaqo qabta iyo waliba Media player ku samaysan gudihiisa kaas oo popup noqonaaya markaad muuqaal video ah shidato.

Download

Akhriso sida facebook lacag looga sameeyo

Video compressor
Si dhakhso ah u bedel cabirka muuqaalka sidoo kale waad jarjari kartaa  videoga sidoo kale share garee hadaba appkan video compressor loo yaqaano wuxuu kaa caawinaayaa inaad muuqaal video ah oo culus cabirkiisa ka dhigi karto mid aad u hooseeya si aad whatsapp ugu dirto ama meelo kale.

Download

Akhriso sida internet looga faaiidaysto

Colors
Ma rabtaa inaad bedesho muuqaalka sawirka ah ee loo yaqaano wallpaper adigoo u bedelaaya midab isla markaana midabkani waa mid qurux badan oo nadiif ama pure ah, hadii jawaabtaadu haa tahay isticmaal appka colors waayo wuxuu kaa caawinaayaa inaad moobilkaaga ka yeesho mid qurux badan oo leh midab nadiif ah.

Download

No comments:

Post a Comment

Fadlan suaal muhiim ah soo qor