Recent Posts

Contributors

Advertisement

Website lacag laga sameeyo - wax fiirso lacagna ku hel

Shirkado iyo shakhsiyo ayaa website kan wax ku xayaysiiya markaa ka dib waxaa akoon ka furan kara qof kasta meesha uu doono dunida haka joogee, laakiin tani waa sida internetka lacag looga sameeyo oo fudud. Xayaysiiska lacagta 

Website lacag laga sameeyo


Markii aad hawl ka qabato website ka Irazoo waxaad kasbanaysaa lacagtaad ka shaqaysato sidaa darteed tani waa sida lacag looga sameeyo internetka oo casri ah sidaa darteed ku biirista way fududaahy isqoristuna waa bilaasha hadaba maxaad sugaysaa ku biir hada website kan.

Dagso App lagu qurxiyo moobilka
Booqo website lacag laga sameeyo
Dagso App lacag laga sameeyo 

Halkan ka booqo
Booqo Webka

11 comments:

  1. Sidee lacag uga sameya

    ReplyDelete
    Replies
    1. Website kan waxaa lacag loga sameeyaa inaad daawato muuqaalada ku jira ama akhrisato suaalaha ku jira ka dibna aad ka jawaabto iyo inaad apps download garaysato iyo inaad games cayaarto

      Delete
  2. Macaliwo lkn waxa lagu leeyahay hadiyad
    Ayaad ku kuuleystey namber key markaan kaliyano wuu diidan yahya ani Somali aan ku noolahy somaali maka shaqeeyo miyaa

    ReplyDelete
    Replies
    1. Waa xayaysiis ee markaad dhaafto xayaysiiska ayaad helaysaa linkiga

      Delete
  3. Website ka mobile malagu isticmaali karss

    ReplyDelete
    Replies
    1. Haa walaal waa lagu isticmaali karaa

      Delete
  4. Wll somali xage lacagta laguso diri

    ReplyDelete
    Replies
    1. Website ka lacagta waxaad kaga helaysaa adeega loo yaqaano Paypal ka dibna bankiyada soomaaliya

      Delete
  5. Asc lacagta markan paypal ku helo salama bank maklabixi kara

    ReplyDelete
    Replies
    1. Wcs walaal , fadlan waydii oo la xiriir salama bank

      Delete

Fadlan suaal muhiim ah soo qor