Recent Posts

Contributors

Advertisement

Sawiradaada lacag ka samee sidoo kale videos & Files

Waligaa maku fekertay inaad lacag ka samayn karto your files ama faylashaada sidoo kale ma ka fekertay in maalin kasta faylasha aad galiso internetka ay yihiin kuwoo aanad lacag ka abuuri karin.

Akhriso sida blog loo sameeyo lacagna looga sameeyo

Maanta halkan waxaan kuugu soo gudbinaayaa website kale aad ka samayn karto lacag waliba qaab fudud kaliya waxaa lagaa rabaa inaad faylashaada galiso isaga ka dibna dadka aad ku tidhaahdo halkaas ka download garaysata .

Sida lacag looga sameeyo internetka

Website kan aynu ka hadlayno waxaad ku kaydin kartaa faylashaada oo dhan sida sawirada iyo muuqaalada iyo codadka iyo wax kasta oo fayl ah sidaa darteed markasta oo la download garaysto ogsoonoow lacag ayaa kuu qormaysa.

Wax fiirso ka dibna lacag samee

Sidoo kale markasta oo aad u baahan tahay inaad kaydiso fayl aaad u weyn oo aad rabto inaad email ahaan ku dirto website kan ayaa kaa caawinaayaa oo wuxuu ku siinaayaa meel aamin ah oo aad ku kaydiso faylkaaga.

Waxyaabaha lagu kaydin karo

Dhammaan nooc kasta oo fayl ah waad ku kaydin kartaa marka laga reebo muuqaalada xun xun iyo waxyaabaha qaawan iyo sawirada galmada ka sheekaynaaya iyo wax kasta oo la xiriira.

Akhriso sida google lacag looga sameeyo

Website ka halkee ka helaayaa ?

Website kan magaciisa waan kaa qarinay sababtoo ah hadii aan kuu sheegi lahayn qoraalkan sare ee muhiimka maad akhrisateen balse hada waxaad ka helaysaa hoos fiiri meesha ay ku qoran tahay Booqo webka | fadlan dhagsii booqo webka meesha ay ku qoran tahay ee hoose.

Qaabkee lacag uga sameeyaa

Ugu horeyn linkiga hoose ee booqo webka ay ku qoran tahay ku dhufo ka dibna isdiiwaangeli oo buux buuxi ka dibna waxaa abuurmaaya akoonkaaga , intaa ka dib muuqaalka hoose oo ka baro sida lacagta looga sameynaayo.

Booqo webka

No comments:

Post a Comment

Fadlan suaal muhiim ah soo qor