Maanta website ka aan halkan kuugu soo gudbinaayo waa website madax bananaan oo aad ku samayn karto linkiyo gaagaaban sidaa darteed website kani wuxuu lacag ku siin karaa gurigaaga adigoo jooga ka dib markaad maarayso xiriiriyahaaga ama linkigaaga.
Sidee ku bilaabi kartaa inaad lacag ka samayso website kan , run ahaantii tani waa suaal muhiim ah balse kaliya waxaa kaa xigta waa sadex talaabo ugu horeyn samayso akoon ,ka dibna linkigaaga ku gaabi website kan ka dibna la wadaag dadka intaa ka dib qofkasta oo ku soo booqda lacag ayaa lagugu siin doonaa.
![]() |
Website lacag laga sameeyo |
Hore waxaynu uga soo hadalnay sida facebook lacag looga sameyn karo balse dad badani ma rabaan facebook sidaa darteed halkan waxaan kuugu soo bandhigaynaa website lacag aad ka samayn karto waa hadii aad dadaal samayso .
Qaabka lacag loo sameeyo
Sidee ku bilaabi kartaa inaad lacag ka samayso website kan , run ahaantii tani waa suaal muhiim ah balse kaliya waxaa kaa xigta waa sadex talaabo ugu horeyn samayso akoon ,ka dibna linkigaaga ku gaabi website kan ka dibna la wadaag dadka intaa ka dib qofkasta oo ku soo booqda lacag ayaa lagugu siin doonaa.
No comments:
Post a Comment
Fadlan suaal muhiim ah soo qor