Google map waa mid ka mida adeegyada ugu isticmaalka badan ee shirkada google waxaana loo isticmaalaa in lagu raadiyo goob ama wadan ama dariiqa jidadka , google map wuxuu kaloo noqdaa hage dhamaystiran oo kugu hagi kara meel kasta oo aad doonayso gaar ahaan markaad magaalo joogo waxaad isticmaali kartaa google map.
Sidee loo isicmaalaa google map
Google map waxaa loo isticmaalaa inaad ku raadiso meel ama goob taas oo aad garanayso halka ay ku taalo sidaa daraadeed muuqaalkan sare ee video ah wuxuu kaa caawin doonaa inaad fahanto qaabka loo isticmaalo google map oo dhamaystiran.![]() |
Sida google map loo isticmaalo |
No comments:
Post a Comment
Fadlan suaal muhiim ah soo qor