Recent Posts

Contributors

Advertisement

Qof somalia jooga adsense ma furan karaa ?


Qof somalia jooga adsense ma furan karaa ?


Asc magacaygu waa sakariye jaamac
Wll waxaan ku waydiin lahaa sidee google adsense ku furan karaa anigoo somaliya jooga dabadana aan qof ka aqoon
Mahdsanid wll


sida lacag internetka looga sameeyo
Photo by len sitlhou from Pexels

Google adsense maka shaqeeyaa Somalia ?

Wcs walal ku soo dhawoow AqoontaCusub.com
Inta aanan suaashada ka jawaabin waxaa muhiim ah inaad hal shay markasta xasuusnaato waayo wakhti aad u badan kaama lumi doono .

Google adsense lacag fiican ayaa laga shaqaystaa waliba noloshaada kugu filnaan karta sidaas oo ay tahay adigoo soomaaliya jooga lacag waad ka samayn kartaa isla markaana youtube kaaga waad ku xiri kartaa balse waa markaad hesho qof dibada jooga oo arintaas kaa caawiya hadii kale marnaba suura gal maaha.


Google adsense kama shaqeeyo ama lagama helo soomaaliya oo waxay ku dareen dalalka aysan adeegoodu u fasixin , gaar ahaan somalia waxyaabaha ay ku diideen waxaa ka mida postal code waxa loo yaqaano oo aan hada somalia laga helin ama aan shaqayn sidaas darteed hadalkayga bilowgiisa wixii aan ku lahaa xasuusnoow waa taas , in aan somalia aysan lahayn postal google adsense uu sababa u diiday soomaaliya ay taasi ugu weyn tahay

No comments:

Post a Comment

Fadlan suaal muhiim ah soo qor