Recent Posts

Contributors

Advertisement

Website lacag laga sameeyo

Internetka waxaa jira kumanaan wado oo lacag looga sameeyo adigoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqada ama meel kasta ayaad lacag samayn kartaa sidaa daraadeed maanta waxaan kula wadaagaayaa website aad lacag ka samayn karto waliba si fudud .

Website daawashada muuqaalada lacag laga sameeyo

Website lacag laga sameeyo

sawirkan hoose waa sawir kuu muujinaaya boga hore ee website kan oo aan lacag ka sameeyey sidaa darteed imika ayaad bilaabi kartaa inaad lacag ka samayso website kan .

pixabay.com


Sidee ayaan lacag u sameeyo ?


Si aad lacag u samayso ugu horeyn isdiiwaan gali ka dibna waxaad tagaysaa meesha ay ku qoran tahay User area ka dibna lambarka kuu soo baxa ayaad galinaysaa meesha banaan , hadaba markasta oo aad lambarkaas galiso la soco waxaad samaysay lacag ah 10 senti.

App lacag laga sameeyo

Waa kee website ku

Markaad booqato linkiga hoose waxaa kuu furmi doona website la yidhaahdo pastebin boga u horeeya meesha kuu soo baxaysa waa daacad madhan oo uu dhexyaalo linkiga websiteka aad lacagta ka samayn doonto, markaad aragto linkigaas copy dheh ka dibna ku paste garee browser kaaga , intaa ka dib wuu kuu furmaayaa website ku .


Booqo webka

4 comments:

  1. Sidee kula soo baxaa lacagtaan shaqeeyay

    ReplyDelete
  2. asc wll aad baan ugu xidhanahay kanaaladaada khayr alleh hakusiiyo

    ReplyDelete
  3. Asc wll magacaygu waa abdikadir wxn Rabaa video aad kaga hadlaysay website yada lacagta laga samyn karo in somalia mid kamida inaad noo sharaxdo sida loo isticmaalayo , sida link loo copy yaynayo website link giiduna waa kan
    vivads.net

    ReplyDelete
  4. Sidaan wll isu diiwaan galiyaa

    ReplyDelete

Fadlan suaal muhiim ah soo qor